3 dl oo bur ah
1 tsp budada dubista
1 tsp bicarbonate
3 tsp qorfe
1/2 tsp milix
3 ukun
3 dl sonkor
3 dl karootada la shiiday
1 dl saliid
creamka kore
300 g oo jiis ah
100 g subagga heerkulka qolka
3 dl oo sonkor ah
1 tsp liin
sidee loo sameeya
Marka hore foornada daaro 175 ° C. Dufan mari formka 24 cm ah
Isku qas bur, budada dubista, bicarbonate, qorfe iyo milix baaquli. kadib si gaar ah Ku garaac ukunta iyo sonkorta baaquli gaar ah ilaa ay xummbo ka noqotokadib ku dar kaarootada iyo saliida isku walaaq dhamantood ku wii hore iyo kuwa danbe kawada dhig xumbo
kadib ku shub formka kadibna foornada gali ku hay foornada illaa 35-ama 40 daqiiqo
kadib samee cremka kor ka marsan
100 g jiis kareem
100 g subagga, heerkulka qolka
3 dl oo sonkor ah
1 tsp liin ah si fiican iskugu walaaq ama u xumbee yeysan kaa jilcin kadib kaka markuu bislaado ha qaboobo xoogaha kadib dusha uga shub ama mari si quruxbdn.
