Malawaxa foornada

Bur 3dl

Sonkor 1qdo

Cusbo 1qdo

Caano 6dl

Ukun 4 xbo

Subag 50grm

Sidan usamee

1-foornada waxaa gaysaa 225 illaa 200 grdr.

2- isku dar burka,sonkorta iyo cusbada isku garaac cabaar oo is dhex gali, kadib isku garaac ukunta iyo caanaha si fiican, kadib isku dar ukunta,canaha,iyo intii kale isku sii garac dhamantood xoogaha.

3- saxanka foornada subag mari si aysan ugu dhaganin cajiinka saxanka kadib ku shub malawaxa saxanka foornada, kadib gali foornada oo kulul u daa 25 daqiiqo illaa 30 daqiiqo,

4-waxad ku cuni kartaa marka canaha strawberries kareem.

DHAMAAD